Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:18:01 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VACANCY: HAIDO: Somali Specialists Needed Here...
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal: Daawo jilciso tolliinka  (Read 548 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Ashwaaq
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Field: Nursing
Posts: 20



« on: September 21, 2009, 02:57:21 PM »

asc/  Eid wanaagan dhamaantiin waxaan idin leyahey kula caam wa antum bil kheyr
 intaa kadib waxaan  rabaa in la iiga jawaabo su aashaan  hadii ey macquultahey insha allaah
 ma jirtaa daawo la mariyo ama lacuno  toliinka  hoose ee xubinta taranka si loo helo is bees adiga kahor habeenka aqalgalka?HuhHuhHuhHuhHuhHuhHuh?
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: October 01, 2009, 11:37:31 AM »

Ma garanayo daawada aad sheegtay laakiin waxaa jiro kareemyo xanuunka yareeyo meeshana kabuubiyo sdia Ametop gel
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Faaciye
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Field: ugaas
Posts: 4



Email
« Reply #2 on: October 02, 2009, 12:01:22 AM »

Asalamu calaykum salaan kadib waan  idsalaamayaa dhamaan maamulka iyo xubnaha intaas kadib su.aal mowducaan ku saabsan ninka habeenka ugu horayso aqal galka maxaa kaamaati uu qaadankaraa hadii ay ku adkaato xaalada majiraa wax daawo ama pomato oo la isticmaalikaro si loo ga gud bo dhufeeskaa waadmahadsantihin
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #3 on: October 02, 2009, 02:49:25 PM »

Fadlan akhri suáalaha ku qoran qeybta suáalaha.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Ashwaaq
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Field: Nursing
Posts: 20



« Reply #4 on: October 05, 2009, 09:00:25 AM »

ASC  waad salaamantihiin dhamaan Dhaqaatirta soomalidoc.com, iyo xabnaha ka tirsan wenkaan  kana faa ii deesta marwalba intaa kadib,  dr mahdi aad ayaa u mahadsantahey ,lakin su, aasha wali kama qancin oo webka aad sheegtay waa ii gali wayay, marka wali waxaan kaa suganaaba   waa  faahfaahin arintaa ku saabsan


 MAHADSANIDIN
Logged
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Daawo ayuu qaatay Qamaar ayuu ku waashay! Medical Stories and Jokes Pharmacist 1 517 Last post November 02, 2007, 07:35:10 PM
by Dr.Mahdi
Garashada Sonkorowga (Diabetes) Cudurrada Guud SomaliDoc 9 2927 Last post June 04, 2008, 10:45:32 AM
by SomaliDoc
Cudurka sokorta daawo ma leeyahay ??????? Qaybta Wacyi Galinta Terror man 0 858 Last post May 27, 2009, 02:42:50 PM
by Terror man
Su'aal: Low Sperm daawo ma leeyahay? Qaybta Su'aalaha Ifraax 1 656 Last post August 29, 2009, 11:58:30 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Cudurka AIDS-ka daawo ma loo helay? Qaybta Su'aalaha Dalab 1 202 Last post December 19, 2009, 07:05:05 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 27, 2010, 04:12:32 PM