Somali Medical Forums
September 10, 2010, 11:08:00 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: INFO: If you are working in Somalia, Click here
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Qaboow-ga ama Biyaha feeraha Gala  (Read 261 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Libaan
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: student
Posts: 7



« on: September 25, 2009, 05:50:51 AM »

ACWW
Dhakhaatirta Somaliyed dhamaantiin meel walba aa joogtaan waxaan hawada idin soo marinayaa mahad balaaran. sida hagar la'aanta aad ugu adeegeysaan bulshada aad ka dhalateen.

sidee lagu garan karaa in uu qaboow ku galay ama biyo?
maxeeyse ku kala duwan yihiin markuu Qaboow ku galo iyo markuu Biyo ku galaan?
dhibkooda se intee buu le'ekiisan yahay?

xogaa waan xanuusanayaa
intii Ramadanka lagu jiray waxaan meeyrani jiray 3 jeer
mar galinka hore ah iyo markaan adayo salada taraqixda iyo tahajudka
masaajidka aan aadi jiray waxaa ka shidnan jiray marwaxado iyo qaboojiyayaal,
wax dhib ahna uma anan arki jirin.
inkastoo aan waqti kulul ku jirnay waxaan qadani jiray T-shirt

Eidii maalin kadib Goor maqrib ah baa waxaa i qabtay qadho saa'id ah
waxaan cunay kaniniga qandhada xogaa waan adkeysani waayay.
shukumaan baan biyo ka buuxiyay oo madaxa iyo jirka iska saaray.
adiga barkinti iyo firashki waa qoyen saan biyo iskugu shubayay.
dhididna waa iga imaaday.
adiga ilaa 24hrs qandhaas waa i heeysay
waqtigey i Qabatay waqtigeedi kale beey xogaa igayaraatay.
adiga hada wali qandhadi waa i heysaa lakiin sidii hore waa
ka yartahay ...lakiin waxaan dareemayaa in xanuunka badankiis uu
iga hayo dhabarka kala barkiisa.
marka waxaan ka baqay in uu qaboow ama biyo i galeeen
marka maxaa talo ah adinkoo mahadsan
please feedback as soon as you can Cry
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: September 29, 2009, 11:42:17 AM »

Salamu Alaikum

Horta caafimaadka wax qabow la yiraahdo oo feeraha galo ma jiraan, laakiin biyo, malax, dhiig iyo hawo way galaan.
Wax bukaanku oo ku kala ogaan karo majiraan laakiin wuxuu dareemayaa calaamado isla mid ah:
caburnaan, xanuun qanjaruufo oo kale ah oo gudaha feeraha laga dareemo, qandho, neefqaad iyo naqaska oo qofka ku dhego.

Si aad u ogaatid xanuunka ku hayo waxaad u baahantahay in aad dhakhtar u tagtid maxaa yeelay waxaa ku heyn karo Pneumonia "oofwareen", Pleurisy "Koolba-aaryo" ama wax kale.

N.B: Qoraalladaan akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=615.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=436.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=351.0
http://somalidoc.com/smf/qaybta-su'aalaha/hawada-dadka-gasha-ama-kolba-aariyada-makeeni-kartaa-inay-maxkaxda-waxyeesho/

SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Libaan
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: student
Posts: 7



« Reply #2 on: October 04, 2009, 12:39:10 AM »

Shukran mar labaad
dhab ahantii  artical aad u mihiim ah oo i qanciyay baad ii soo qortay
ilaah garabkaaga ha galo.
Logged
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Faa'idada oo leeyahy biyaha Qaybta Wacyi Galinta Samawade180s 0 385 Last post October 20, 2009, 07:47:35 PM
by Samawade180s
Quumanka yiridka gala ama Tonsil Stone maxaa lagu daweeya Qaybta Su'aalaha Abdirahman77 0 257 Last post December 16, 2009, 09:49:58 PM
by Abdirahman77
Su'aal: Saaxiibkey wuxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah? Cudurrada Guud Dr.Faaruuq 1 492 Last post May 16, 2010, 10:02:02 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 22, 2010, 05:46:40 PM