Somali Medical Forums
September 09, 2010, 02:45:29 AM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VACANCY: HAIDO: Somali Specialists Needed Here...
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal ku saabsan gooryaanka caloosha  (Read 183 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Abaaayo
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Posts: 3



Email
« on: July 15, 2010, 03:34:51 AM »

asc dhakhatarada somaliyeed ee noo haya hawsha aadka u muhiimka ah waan idin salaamay dhamaantiin
ale ha idinla garab qabto aamiin aamiin aamiin

walaalo suashaydu waxay tahay inan aan dhalay oo aad u dhuuban ayaan maalin dhawayd Dr geeyey kadib wxay dheheen bahal (gooryaan) aan u naqaan somali hadaynu nahay ayaa ku jira dawooyin 3 wiig ah ayey u soo qoreen  markaa 3week kadib ayaan hadana eegaynaa inuu ka dhamday iyo in kale bay dheheen

waxaan ku wyadiin lahaa marka ma kula tahay dhuubnaanteeda inay sabab u tahay bahalkaa caloosha kaga jiraa adiga dhakhtar ahaan qofka bahlka ku jiraa ma dhuubnaan karaa wayo dadka dhan baa i yiri naa gabdha waxay la dhuubantahay waa gooryaane bal ka soo baar isagaa wax la cunee kkkkkkk markaa ka baarayna dee waaba laga helay markaa waan yara shakiyey shuqul ma ku yeelan kartaa dhakhtar haday ku yeelan karto insha'laah dawooyinka markay dhamayso in ay xoogaa jidh yeelato ayana rajayn

tnx walaal jawaab baan kaa sugaya
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: July 17, 2010, 05:33:19 PM »

Qasab maahan in inantaada ay caatannimada u keenay gooryaan laakiin waa laga yaabaa haddii ay laheyd calaamadahaan qaar ka mid ah: Cunno xumo, matag, shuban ama saxaro qaabdaran, calool majiir, dibbiro iyo dhiig yari.

Waxaa jira caruur caatannimada iyo cunno yaraanta u dhashay iyadoo wax cudur ah aanan qabin ama goryaan ku jirin.

Haddii inanta ay kuu caafimaaddo, caatannimada ka baxdo waa la oran karaa gooryaan ayaa saa u galay, mideeda kale gooryaan waliba ma keeno caatannimo.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Abaaayo
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Posts: 3



Email
« Reply #2 on: July 17, 2010, 11:55:03 PM »

Cunno xumo, matag, shuban ama saxaro qaabdaran, calool majiir, dibbiro iyo dhiig yari.

walaalo intaa aad sheegtayba way lahayd cuntada cun markaa tidhaa matag baa i haya ama nafsad uma hayo bay ku oran
Logged
Abaaayo
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Posts: 3



Email
« Reply #3 on: July 22, 2010, 07:35:05 PM »

walaal mid kale ma ii soo faahfaahin kartaa gooryaanka noocyadiisa

waxaadna i tiri gooryaan walba laguma dhuubta oo ma keeno caata nimada keebaaa keena walaal iga soo jaahil bixi
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #4 on: July 30, 2010, 08:44:52 PM »

Gooryaanno badan ayaa keeni kara dhafaqo darrida waxaana ugu caansan nooca gooryaan jillaabeedka.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Shanqarta Caloosha (Bowel Sounds) Qaybta Su'aalaha Ahmed333 1 576 Last post July 02, 2008, 03:09:28 PM
by Dr.Tulip
Suáal: Gaaska caloosha ku dhaca? Qaybta Su'aalaha Somboy 1 909 Last post March 18, 2009, 11:38:03 PM
by SomaliDoc
Bukashada Caloosha (Gastroenteritis) Cudurrada Guud SomaliDoc 0 1123 Last post July 21, 2009, 10:50:35 PM
by SomaliDoc
Su,aal ku saabsan DNA Qaybta Su'aalaha Ibnu kacb 2 278 Last post October 20, 2009, 05:58:00 PM
by Ibnu kacb
Su'aal: Caloosha oo weynaato? Qaybta Su'aalaha Xamdi 2 276 Last post May 26, 2010, 07:11:27 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Yesterday at 07:16:34 PM