Somali Medical Forums
March 12, 2010, 06:51:07 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Waa maxay "Garguurato"Uuryaal"?  (Read 480 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Kamal
Jr. Member
**

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: MNPLS,MN USA
Posts: 43


Aqoon la'aani waa iftiin la'aan


« on: April 24, 2009, 08:57:05 AM »

waa maxay "Garguurato" ama uuryaal, waxaan ka ogahay inuu yahay cudur ku dhaca haweenka umusha ah,
balse maxaa ingiriis luga dhahaa is aan u sii fahmo ?
thnka Doctors !
Logged

Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 455


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: May 22, 2009, 02:41:01 PM »

Uuryaalka waa muruq go' ku dhaca haweenka umusha taasoo ay ugu wacan tahay ilmagaleenka oo isku soo uruuraya dhalitaanka ka-dib si uu ugu soo noqdo sidiisii dabiiciga ahayd. Haddii ilmaha aad hadda dhashay uu yahay kii kuugu horeeyey, waxaa dhici karta inaadan dareemin muruq-go’ yadaan.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
"Walac" ama "Morning Sickness"!!! Cudurrada Haweenka Dr.Mahdi 0 831 Last post August 30, 2007, 12:47:45 PM
by Dr.Mahdi
Maxay Tahay Qandhada "Rift Valley"?! Qaybta Wacyi Galinta Dr.Mahdi 2 814 Last post November 14, 2007, 12:08:44 AM
by Doctoor
Faa'iidada laga helay qandhada "Rifty Vally" Feel Free Here Doctoor 0 312 Last post November 14, 2007, 12:30:34 AM
by Doctoor
Waa Maxay Cudurka "Ebola"? Qaybta Wacyi Galinta Waxbaro! 0 718 Last post December 10, 2007, 08:31:26 PM
by Waxbaro!
Waa maxay "Angina"? Cudurrada Guud SomaliDoc 0 885 Last post February 05, 2008, 07:56:57 AM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.9 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page March 07, 2010, 09:46:03 AM