Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:28:30 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: VACANCY: HAIDO: Somali Specialists Needed Here...
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Xanuun Xagga Dhuunta  (Read 582 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Warsan110
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: medicine
Posts: 3



« on: April 04, 2009, 04:37:55 PM »

asc waa ku mahadsantihiin sida wanaagsan ee umada afka soomaaliga ku hadasho aad uga haqab tirteen cabashada xaga caafimaadka ey qabaan iyo talooyinka wanaagsan ee aad siisaan intaas kadib waxaa i haayo xanuun ilaa iyo muddo ma ahan xanuun aan la jiifo laakiin waa mid aan si tartiib tartiib ah ii haayo astaamaha xanuunka hadii aan tilmaamo:
1.qanjirada (Quunka) ayaa bararsan mararka qaarne waa caadi.
2.wax qaraar ah ayaa ii dhadhamaayo
3.qasnaan iyo farxad la'aan
4.madax wareer aan badneyn
 baaritaan waa laygu sameeyay infection ayaa jiro ayaa la yiri kaniinin qalijiya ah 600mg ayaa la soo qoro wax isbadel ahne ma jiraan inshaa alaah waxaan rajeynaa talo bixin wanaagsan
Logged
Sharbeele
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Field: am veri hapi to join .. .
Posts: 1



Email
« Reply #1 on: April 04, 2009, 04:57:19 PM »

salaan qaaliya ka dib.  Tonsilitis ama (Qumanka)ayaa inta badan sababa Quun-bararka, madax-wareer,  xanuun la dareemo liqitaanka (Dysphegia). waxana inta badan keenta Bekteeriya, waxa saacida qabowga, ama sharaabka qabow oo la badsado, afuufida sida buufin ama waxlamida.

Inta badan qofku wuxu dareemaa, Qandho, tabardarro iyo madax-wareer, haye yeeshee waxuu ku baaba'aa marka la cuno qallajiye iyo xanuun baabaa'iye.

Waxaad yareysaa cabidda biyaha qabow, haddii uu kiniiniga ku tegi waayo xanuunku, waxad ku laabataa dhakhtarka ENT-takhasuska ku leh, si u sameeyo baaritaano kale sida "Masaxaada marina hawada" sidoo kale baaritan ugu sameeyo Jeebabka sanka, dhegaha,Hunguriga iyo iney jiraan infections kale.
Logged
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda? Cudurrada Maskaxda SomaliDoc 0 1658 Last post March 17, 2008, 06:18:55 PM
by SomaliDoc
Tabardarro Xagga Galmada Ah Qaybta Su'aalaha Caweeye 1 2628 Last post May 15, 2008, 12:43:38 PM
by SomaliDoc
Xanun dhinaca dhuunta ah Qaybta Su'aalaha Sacdiya 1 716 Last post January 13, 2009, 08:55:14 PM
by SomaliDoc
garbo xanuun iyo qoor xanuun Qaybta Su'aalaha Raaliyo 1 1073 Last post April 28, 2009, 10:20:49 PM
by Dr.Sharbele
Su'aal: Saaxiibkey wuxuu dareemayaa xanuun xagga feeraha ah? Cudurrada Guud Dr.Faaruuq 1 333 Last post May 16, 2010, 10:02:02 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Yesterday at 06:48:57 AM