Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Barkhat on October 01, 2009, 08:46:32 AM



Title: Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha
Post by: Barkhat on October 01, 2009, 08:46:32 AM
asalaamucalaykum walaal bacda salaan waxaad iga jaahil bixisaan arintan aan idin suaalayo,
waxayna suaashaydu leedahay sidatan,
ninka haday xubintiisa taranku aad u gaabantahay ma guursan karaa gabadh inteese ugu yar oo ninka looga baahan yahay inuu yeesho dherer ahaan  -yacni intee sitimitir-
waad mahadsantihiin walaal wsc


Title: Re: Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha
Post by: SomaliDoc on October 01, 2009, 11:43:58 AM
Yaranta xubinka taranka ee ragga saameyn kuma laha dhalmo laáanta iyo uureyntaba
Celceliska dhirirka xubinta marka aysan kacsaneyn waa inta u dhaxeysa 7 cm ilaa 9 cm.


Title: Re: Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha
Post by: Barkhat on October 02, 2009, 09:21:12 AM
waad mahadsantihiin dhamaantiin waan fahmay suaashii aad iiga jawaabteen
khayr baan idiin rajaynayaa


Title: fadlan noo sharax ,sitimitir ka
Post by: Ashwaaq on October 05, 2009, 09:14:05 AM
 su aaashu waa isla moowduucaan wacaan rabaa in aad noo sharaxdo  sitimitir ka  waxa uu yahey yacni cabir ahaan ? adoo mahadsan


Title: Re: Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha
Post by: Alqasim on October 05, 2009, 02:19:07 PM
salaan qaali ah ka dib waxaan filayaa centi meter in ay tahay wax 100 jeer ka yar mitirka markii loo eego meter ahaan marka sida 100 cm waxuu la mid yahy 1 mitir marka loo fiiriyana  decimeter ahaan waxey noqoneysaa 1 decimeter = 10 centimeters
marka xubinta taranka ragga ugu badnaan waxa ay gaari kartaa ilaa 15 cm markii aad fiiriso buugaagta gaar waana mahadsan tihiin


Title: Re: Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha
Post by: Burhaan on October 05, 2009, 08:32:31 PM
Salaan sare kadib
waad mahadsantihiin dhamaantiin haddaan isku dayo in aan figrad kadhiibto jawaabta su,aashaan.
way u dhimi kartaa waayo wada noolaanshuhuba waa xubinta taranka la,aanteedna wada noolaansho ma jiri karto
thx