Somali Medical Forums
September 10, 2010, 11:19:47 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Su'aal: Yaraanta xubinta taranka ragu wax ma u dhimi kartaa wada noolaanshaha  (Read 567 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Barkhat
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Posts: 13



Email
« on: October 01, 2009, 08:46:32 AM »

asalaamucalaykum walaal bacda salaan waxaad iga jaahil bixisaan arintan aan idin suaalayo,
waxayna suaashaydu leedahay sidatan,
ninka haday xubintiisa taranku aad u gaabantahay ma guursan karaa gabadh inteese ugu yar oo ninka looga baahan yahay inuu yeesho dherer ahaan  -yacni intee sitimitir-
waad mahadsantihiin walaal wsc
Logged
SomaliDoc
Moderator
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 535


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« Reply #1 on: October 01, 2009, 11:43:58 AM »

Yaranta xubinka taranka ee ragga saameyn kuma laha dhalmo laáanta iyo uureyntaba
Celceliska dhirirka xubinta marka aysan kacsaneyn waa inta u dhaxeysa 7 cm ilaa 9 cm.
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Barkhat
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Posts: 13



Email
« Reply #2 on: October 02, 2009, 09:21:12 AM »

waad mahadsantihiin dhamaantiin waan fahmay suaashii aad iiga jawaabteen
khayr baan idiin rajaynayaa
Logged
Ashwaaq
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Female
Field: Nursing
Posts: 22



« Reply #3 on: October 05, 2009, 09:14:05 AM »

 su aaashu waa isla moowduucaan wacaan rabaa in aad noo sharaxdo  sitimitir ka  waxa uu yahey yacni cabir ahaan ? adoo mahadsan
Logged
Alqasim
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: china
Field: medicine,mbbs
Posts: 3


mmq114@yahoo.com
Email
« Reply #4 on: October 05, 2009, 02:19:07 PM »

salaan qaali ah ka dib waxaan filayaa centi meter in ay tahay wax 100 jeer ka yar mitirka markii loo eego meter ahaan marka sida 100 cm waxuu la mid yahy 1 mitir marka loo fiiriyana  decimeter ahaan waxey noqoneysaa 1 decimeter = 10 centimeters
marka xubinta taranka ragga ugu badnaan waxa ay gaari kartaa ilaa 15 cm markii aad fiiriso buugaagta gaar waana mahadsan tihiin
Logged
Burhaan
Newbie
*

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Age: 24
Location: Somaila
Field: Nurse
Posts: 2


Ilaahow Dal nabad qaba & Dad caafimaad qabo

burhaanwx1@hotmail.com Sagaale Sagaale
« Reply #5 on: October 05, 2009, 08:32:31 PM »

Salaan sare kadib
waad mahadsantihiin dhamaantiin haddaan isku dayo in aan figrad kadhiibto jawaabta su,aashaan.
way u dhimi kartaa waayo wada noolaanshuhuba waa xubinta taranka la,aanteedna wada noolaansho ma jiri karto
thx
Logged
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Sidee waqtigaaga uga miro dhalin kartaa? Fresh Students Munim 3 945 Last post July 27, 2007, 08:31:45 PM
by Munim
Waa inoo wada farxad iyo guul!!!!!! Humanitarian Aid Organizations SOYDA 4 1008 Last post September 08, 2008, 01:09:00 PM
by Dr.Farabadan
Su'aal: Maxaa keena taranka raga oo yaraado? Qaybta Su'aalaha mkheag 5 4298 Last post April 09, 2009, 01:22:57 PM
by Ashwaaq
Su'aal: Maxaa keena xubinta taranka oo neef ka soo baxdo? Qaybta Su'aalaha Bishaaro 1 793 Last post December 19, 2009, 07:23:02 PM
by SomaliDoc
Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka? Qaybta Su'aalaha Aadaar 0 41 Last post September 07, 2010, 02:42:12 PM
by Aadaar
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page September 07, 2010, 01:37:30 PM