Somali Medical Forums
August 21, 2008, 09:57:50 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: Hadii aad qabto wax su'aalo ah, dooneysana in lagaaga jawaabo, Halkaan Riix
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Caanah Maamada  (Read 51 times)
0 Members and 2 Guests are viewing this topic.
Munim
Hero Member
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Gezira-Sudan
Field: Medicine
Posts: 441


Allaa Wayn Ninkii Aaminaa Awood Leh


« on: July 24, 2008, 10:48:32 PM »

        Caanah Hooyada:-
-Si sahlan aya loogu burburiyaa Dheef shiidka ilamaha

-Waa cunto dhamaystiran

-Waa caano nadiif ah oo diyarsan kaamana rabaan inad kululaysid

-Waxay siyaan jirka ilmaha difaac waxa ayna dhisan hab dhiska difaca jirka ilamaha

-Waxa ay siyaadiyan isku xernashaha iyo kalgaceelka ka dhaxeeya hooyada iyo ilmaheeda

-Nuuji ilmahaga malintii 8mar ugu yaraan.






Logged

Education Opens the Doors
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.5 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page August 18, 2008, 02:51:29 PM