Somali Medical Forums
March 11, 2010, 08:24:31 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: INFO: If you are working in Somalia, Click here
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Cudurka sokorta daawo ma leeyahay ???????  (Read 597 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Terror man
Jr. Member
**

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Age: 21
Location: الصومال
Field: medicine
Posts: 38


و من يتق الله يجعل له من امره يسرأ

TERRORIST04@LIVE.COM TERRORIST04@YAHOO.COM
WWW Email
« on: May 27, 2009, 03:42:50 PM »

Ilaa iyo hadda wax daawo ah looma helin marka loo eego wadanka somalia  cudurka sonkorowka ah. Annigu ma maqal in caano geel ay daaween karaan cudurkaan. Mida kale, wali ma maqal cudur rasmi oo caano kali ah lagu daaweeyo. Waa dhab in caanuhu leeyihiin nafaqo badan, laakiin daawo in ay leeyihiin waa wax aanan maqal. inta badan dadka soomaalida waxa loo sheegaa in ay sameeyaan jirdhis ama ay orordaan subixi aroorti ama fadhiga badan iska dhaafaan dhab ahaanti anigu waxan u arkaa in ay tahay taasi ka hortag uun mida kale cudurka sonkorowga waxa uu aad ugu soo batay sanadihii danbe dalkeena soomaaliya  ma loo aaneen karaa qalalaasaha ka jira somaliya mise waxaa loo raaciyaa qalalaasaha iyo faqriga iyo xaaladaha bani aadanimo ee soomaaliya oo kasii dartay 3 sano ee ugu danbeesay waxaan aragnaa in 100%90 qoysaska soomaalda laga helo cudurkan ugu danbayntii waxad codsan lahaa  in dood balaaran arintan laga sameeyo qaababka uu cudurkan ku soo gaary  maxaa yeelay waagii aan yaraa ma maqli jirin cudurkan inkastoo taasi ay tahahy waayo aragnimadeyda iyo meeshii aan ku noolaa lakin uma hadlayo sidii in aan ka warqabo dadka oo dhan  iyo cudurkan ma la dhihi karaa waxaa sababa fikirka badan waxan sugaa waa taa in si fiican aan uga hadalno waad mahadsantihiin
Logged

فليحد ر الد ين ن يخالفون عن امره ان تصيبهم فتنة او يصيبهم عداب اليم
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
Garashada Sonkorowga (Diabetes) Cudurrada Guud SomaliDoc 9 2567 Last post June 04, 2008, 11:45:32 AM
by SomaliDoc
Su'aal: Waa Maxay Prostate Cancer, Daawose ma leeyahay? Qaybta Su'aalaha Saiid6666 1 258 Last post August 05, 2009, 12:40:59 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Low Sperm daawo ma leeyahay? Qaybta Su'aalaha Ifraax 1 502 Last post August 29, 2009, 12:58:30 PM
by SomaliDoc
Su'aal: Daawo jilciso tolliinka Qaybta Su'aalaha Ashwaaq 4 272 Last post October 05, 2009, 10:00:25 AM
by Ashwaaq
Su'aal: Cudurka AIDS-ka daawo ma loo helay? Qaybta Su'aalaha Dalab 1 103 Last post December 19, 2009, 08:05:05 PM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.9 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page Today at 05:31:44 AM