Somali Medical Forums
January 08, 2009, 04:11:35 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: DISCUSSION: Does Teething Cause Diarrhea?
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: ISticmaalka Daawada (Talooyin)  (Read 214 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Pharmacist
Sr. Member
****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Age: 25
Location: Pakistan
Field: Pharmacy
Posts: 185


Real Pharmacist


« on: April 12, 2008, 07:12:37 AM »


  • Markaad bilaabto inaad cabto  daawada dhakhtar ka weydii inuu ku sharxiyo sida daaweynta aad u isticmaali karto, iyo wax khatar u
    ah caafimaadkaaga.


  • Ha isticmaalin qof kale  daawadiis, ha siin daawadaada qof kale.


  • Haddaad isticmaasho daawada  waqti oo lagu tala galay inaad isticmaasho, ha joojin intaadan dhameysan waqtiga oo dhan.


  • Dhakhtarka ama daawo-ibiiye,  weydii in ay hubiyo daawada aad isticmaaleyso, wax muhiim waa qiyaasta daawo ee hal-mar aad qaadato.


  • Daawada walba waa la wada  siiyaa warqadda ku sharxo sida loo isticmaali karo daawadan. Haddi lagu siin waayey weydii dhakhtarada.


  • Haddaad takto isbitaal qaado  oo tus dhakhtarada daawada aad isticmaaleyso. U sheeg haddaad alerjiyo ama uurka leedahay.


  • Haddaad isbitaalka joogto iska  hubso inaad daawada caadi aad u isticmaasho ee lagu siineyo.


  • Haddaad ka baxdo isbitaalka  waa in dhakhtarkaaga ama dhakhtarka aad u tegeyso tustaa daawada aad isticmaali jirtay.


  • Ku celi daawada  aadan isticmaalin, haku turin meesha qashinka.

Pharmacist
Logged

Pharmacist is highly-trained and skilled healthcare professional who perform various roles to ensure optimal health outcomes for their patients.
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
5-ta Qeybood ee Isticmaalka Daroogada Qaybta Wacyi Galinta Pharmacist 0 249 Last post December 22, 2007, 02:59:14 AM
by Pharmacist
Isticmaalka Sigaarka Iyo Tubaakada Qaybta Wacyi Galinta SomaliDoc 4 670 Last post January 19, 2008, 02:55:05 PM
by Diagnostic
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.7 | SMF © 2006-2008, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page January 03, 2009, 02:41:45 PM