Somali Medical Forums
January 08, 2009, 08:05:06 PM
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
News
:
VIDEO:
Medical doctors graduated in Somalia
Website
Home
Help
Search
Login
Register
Somali Medical Forums
>
Other Health Professions
>
Radiology & Medical Imaging
>
Raajada Ultrasoundka
Pages: [
1
]
« previous
next »
Print
Author
Topic: Raajada Ultrasoundka (Read 375 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Waxbaro!
Sr. Member
Points: 0
Online
Gender:
Location: Somalia
Field: Medicine
Posts: 161
Aqoontu Waa Iftiin
Raajada Ultrasoundka
«
on:
February 15, 2008, 08:29:25 PM »
Qalabka raajada ultrasoundka ayaa ku shaqeeyo hirar codeed oo aad u sareeya si loogu baaro xubnaha jirkaaga gudahiisa.
Waxaa ay la mid tahay qalabka u ogolaada maraakiibta in ay eegaan bada hoosteeda.
Baaritaanka ma laha xanuun.
Ka dib markii la isticmaalay 25 sano, ultrasoundka ayaa la ogaaday in uu geysan wax dhibaaato ah dadka waaweyn iyo caruurta aan weli dhalan.
Si loo baaro xubnaha caloosha (KILYAHA, BEERKA, BEERA YARAHA IYO XAMEETADA), waxaa muhiim ah in calooshaada ay ka marnaato hawo ama aaryo. Taasi waxay cawineeysaa baaritaanka.
Fadlan:
1. Ha calaanjin xanjo labo maalin ka hor inta aan baarida lagugu sameyn.
2. Ha cabin wax aashito leh sida kooka kolada labo maalin baarida ka hor.
3. Sigaar ha cabin maalinta baarida.
4. Waxba ha cunin hana cabin inta aan ka aheyn, biyo, qaxwo madow, ama shaah(oon sokor ama caano laheyn) laba iyo toban saac inta baarida ka horeysa.
wax su’aalo ah haday jiraan halkaan ku waydii.
Waxbaro!
Logged
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!
Mohamed414
Newbie
Points: 0
Offline
Gender:
Age: 24
Location: Somalia,Sool Region,Las-anod
Field: nursing
Posts: 4
Mohamed Abdi Osman
Re: See Lagu Ogaan Karaaa Ilmaha Lab Iyo Dhedig Caloolsha ku jira Altrasound
«
Reply #1 on:
September 06, 2008, 11:39:44 AM »
Salamulaahi Waxbaro.
Aaad iyo aad baad u salamantihiin Dhamaantiin meelkastoo aad joogtaan.
Tan kale waxaan jeclaa in aan idin weydiyo Qalabka Raajada Ultrasound su,aal ku saabsan Ilmaha Uurka ku jira inta uu san dhalan.See Lagu Ogaan Karaa In Ilmahasi yahay Lab iyo Dhedig?Su,aal oo aan aad u jeclaa in aan helo Answer keeda. sida ugu dhaqsaha badan.
Mahadsandiin
Mohamed Abdi
Logged
"If The Doctor Cures, The Sun Sees It; If He Kills, The Earth Hides It."
Hiba
Newbie
Points: 0
Offline
Gender:
Location: virginia
Field: ultrasound
Posts: 5
Re: Raajada Ultrasoundka
«
Reply #2 on:
September 07, 2008, 12:03:24 PM »
salaaaam dhamaaan akhyaarta halkan soo gasha,
maxamed hadaan isku dayo inaan suaashaa ka jawaaabo,it's simple
it is possible to determine the sex of the fetus as early as 14 weeks of gestational age, but it is frequently difficult to make a difinitive diagnosis until several weeks later....it all depends upon the fetus having its legs a part.....mar marka qaar ilmihii luguhiiisa ayaad eegaysaa bal waxa ka hooseeya, mise lugihiiba qam isku siistay....if that happens we usually wait until the baby moves its legs....also determining fetal sex depends on recognizing the characteristic of the male and female....if it's a boy, you'll see male genitalia(waadix zayi shams)....the female labia are smaller in size than scrotum and have an appearance similar to two lips.....that is how you can tell the difference......ultrasound technology aaad ayay uhorumartay.....
badanaa marka dumarka uurka leh baadhayno waan tusnaaa ilmihiii oo dhaqdhaqaaaqaya,lugaha, gamcaha, caloosha,faraha, wajiga.....sometimes you can see the hair, not often though...heart beatka dhagaysiinaa...120-160bpm is consider normal....you can also findout genetic disorders such as downsydrome......waxa kaloo ogaan kartaa ilmihu haduu faruuran yahay caadi ayaad u arki kartaa...marka wakhtigada dhalmada soo dhawaado, ultrasoundka ayaa lagu eega in madaxa ilmaha uu hoos udagay....anyway, waxyaaba badan ayaa la eega, not only the sex of the baby
i hope that answers your question....qofkii wax igu dhaama waa so qori kartaa
salaaaama and enjoy ramadaaan
Logged
Mohamed414
Newbie
Points: 0
Offline
Gender:
Age: 24
Location: Somalia,Sool Region,Las-anod
Field: nursing
Posts: 4
Mohamed Abdi Osman
Re: Raajada Ultrasoundka
«
Reply #3 on:
December 19, 2008, 11:01:21 AM »
Salamulaahi Dhamaan Bahweynta isticmaasha Somalidoc.com meelkasta ay adduunka ka kala jogaan aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay waxqabadkooda wana uga mahadcelinaya dhamantood meelkasta aya kala joogaa.
Dhanka kale waxaan jeclaan lahaa in aan wax badan ka ogaado Ultrasound ka.
Fadlan haddi ay jiraan dad aad wax yaqaan hayga soo cawiyaan hana iga jaahil bixiyaan waxii laygu dhaamo ,sida ilamaha lab iyo dhedig kuu yahay intuu ku jiro caloolsha hooyadii.
Mahadsanidiin dhamantiin.
Mohamed Abdi Osman
Logged
"If The Doctor Cures, The Sun Sees It; If He Kills, The Earth Hides It."
Pages: [
1
]
Print
« previous
next »
Jump to:
Please select a destination:
-----------------------------
SD Related Issues
-----------------------------
=> Announcements
=> SD Support and Suggestions
=> Requests & Recommendations
-----------------------------
Medical Student Forums
-----------------------------
=> I want to Study Medicine
=> Fresh Students
=> Basic Medical Science
=> Clinical Rotations
=> Questions, Exams & Study tips
=> Problem-Based Learning Center
=> Internship and Residency
=> Board Exams (USMLE/PLAB/MRCP)
-----------------------------
Other Health Professions
-----------------------------
=> Pre-Dental and Dental
=> Nursing Education Center
=> Lab Students & Lab Technicians
=> Pre-Pharmacy and Pharmacy
=> Radiology & Medical Imaging
=> Other Medical Careers
-----------------------------
Diseases and Conditions
-----------------------------
=> Cudurrada Guud
=> Cudurrada Haweenka
=> Cudurrada Caruurta
=> Cudurrada Qaliinka
=> Cudurrada Maqaarka
=> Cudurrada Indhaha
=> Cudurrada Maskaxda
=> Qaybta Wacyi Galinta
=> Qaybta Su'aalaha
-----------------------------
Medically Related Forums
-----------------------------
=> Health News and Events
=> Islam and Medicine
=> Topics in Healthcare
=> Medical Stories and Jokes
-----------------------------
Finance & Aid
-----------------------------
=> Humanitarian Aid Organizations
=> Scholarships and Opportunities
=> Medical jobs
-----------------------------
General Discussions
-----------------------------
=> Doctor's Hobbies
=> All-Students Forum
=> New Members
=> Feel Free Here
Loading...