Somali Medical Forums
July 29, 2010, 10:18:28 PM *
Welcome, Guest. Please login or register.

Login with username, password and session length
News: INFO: If you are working in Somalia, Click here
 
  Website   Home   Help Search Login Register  
Pages: [1]
  Print  
Author Topic: Raajo Saarista (Taking X-ray)  (Read 352 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
SomaliDoc
Hero Member
*****

Points: 0
Offline Offline

Gender: Male
Location: Somalia
Field: SMF Helper
Posts: 522


Ilaahayow Dal Nabad Qaba iyo Dad Caafimaad Qaba!


WWW
« on: February 25, 2009, 08:48:08 PM »

Sawirka X-ray/Rajo waxaa weeye marka lagu sawiro ee jirkaaga gudihiisa la sawiro, si uu dhakhtarkaagu uga baaro unugyada jirkaaga iyo lafahaaga wixii dhibaato ah ee jira. Baaritaankani waa mid aan khatar ahayn, degdeg ah oo aan wax xanuun ah lahayn. Nooca sawirka ee aad u baahantahay wuxuu ku xiran yahay meesha uu dhakhtarku rabo inuu eego iyo sababta.

Haddii aad uur leedahay, amase aad ka shakisantahay sidaas, u sheeg shaqaalaha baaritaanka ka hor.

Waxaa lagaa saari karaa dharka leh qaybo bir ah, sida baddhamada iyo jinyeerka.
Waxaa kale oo lagaa saari karaa dahabka iyo muraayadda indhaha. Waxaa lagu waydiin karaa inaad xirato dharka dhakhtarka.

Inta uu socdo baadhitaankuna waxaa laga yaabaa in lagu siiyo wax culus oo kaa celin kara sawirka jirka intiisa kale ee aan la rabin in la sawiro.
Shaqaaluhu way ku caawin doonaan intaad isbaarayso, deedna waxay ka gabbanayaan marka lagu sawiraayo. Waxaa lagu waydiin karaa inaad neefsato amase aad neefta isku celiso in yar. Dhaqdhaqaaqu wuxuu kharibi karaa sawirka.
Inta badan sawirkani waqti yar oo dhowr minit ah buu u baahanyahay.

Baadhitaanka ka dib natiijada baaritaanka waxaa loo dirayaa dhakhtarkaaga. Isaga ayaa kuu sheegi doona wixii ka soo baxay.

Haddii aad qabto su'aal kale halkaan ka waydii
SomaliDoc
Logged

1- Si aad wax ugu qortid Webka | 2- Si aad uga qeyb qaadatid doodaha | 3- Si aad su'aalo u waydiisid dhakhaatiirta
4- Si aad ula xiriirtid xubnaha kale | 5- Si aad ra'yigaaga u soo bandhigto
Waa inaad magac ku leedahay webka (Halkan Riix)
WWW.SOMALIDOC.COM
Pages: [1]
  Print  
 
Jump to:  

Related Topics
Subject Started by Replies Views Last post
History taking and physical examination Clinical Rotations Dr.Ciise 0 352 Last post February 08, 2007, 02:34:43 PM
by Dr.Ciise
Qalitaanka Saarista Xameetida (Cholecystectomy) Cudurrada Qaliinka SomaliDoc 1 1155 Last post August 13, 2008, 07:35:27 PM
by SomaliDoc
Kaadi-Saarista (Dialysis) Qaybta Wacyi Galinta SomaliDoc 0 923 Last post August 18, 2008, 07:32:59 PM
by SomaliDoc
Raajo Saaridda Xangullaha (Myelogram) Radiology & Medical Imaging SomaliDoc 0 490 Last post July 24, 2009, 01:30:12 AM
by SomaliDoc
Powered by MySQL Powered by PHP Powered by SMF 1.1.11 | SMF © 2006-2009, Simple Machines LLC Valid XHTML 1.0! Valid CSS!


Google visited last this page July 25, 2010, 10:08:07 AM