Somali Medical Forums
January 08, 2009, 07:28:32 PM
Welcome,
Guest
. Please
login
or
register
.
1 Hour
1 Day
1 Week
1 Month
Forever
Login with username, password and session length
News
:
PICTURES:
Handicap patients in Martini Hospital needs immediate health care
Website
Home
Help
Search
Login
Register
Somali Medical Forums
>
SD Related Issues
>
SD Support and Suggestions
(Moderator:
Dr.Mahdi
) >
Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda
Pages: [
1
]
« previous
next »
Print
Author
Topic: Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda (Read 239 times)
0 Members and 1 Guest are viewing this topic.
Kamal
Jr. Member
Points: 0
Offline
Gender:
Location: MNPLS,MN USA
Posts: 40
Aqoon la'aani waa iftiin la'aan
Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda
«
on:
February 14, 2008, 06:28:24 AM »
Asc
waxaa mahad leh ilaahy, waxaan marka labaad amaan u soo jeedinayaa dhamaan maamulka webka iyo dhaqaatiirta iyo ardayda maamusha shabakadan, waxaan ahay mid ah mid ah
turjubaanadda
ka shaqeeya
cusbitaada
ku yaala maraykankanka.
waxaan jirta inaan jecel nahay inaan xiriir la yeelano dhaqtiirta Somalida
oo iyagu aqoontii caafimadka iyo luqadaba leh. waxaa sidoo kale aqoon is waydaarsi ku samayn lahaa dadka kashaqeeya turjubaada cafimaadka,
xageen idin waydiin karnaa suaalaha aan qabno, mase naloo samayn karaa
meel
aan aniga aqoon isku waydaarsano
, tusaale sida ereyada cafimada loogu yiraahdo luuqado kala duwan..
.
first i want to thank Allah then to the managment of this webpage, both Doctor and students,im one of Somali Medical interpretor in USA,we would like to communicate Somali Doctors because you have knowledge both the health and the language...
where can we ask you the questions ?[/
i]
can we have a place to exchange the knowledge among us
?for example how to say words in to deferent language...
to add you some information some interpreter agencies would like to see Somali Doctor offering training to Somali interpreters, and if you are medical student i will suggest to you to work as interpreter you will learn a lot.... we work tens of deferent Dr, deferent field every day...
Logged
Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan
Waxbaro!
Sr. Member
Points: 0
Offline
Gender:
Location: Somalia
Field: Medicine
Posts: 161
Aqoontu Waa Iftiin
Re: Turjubaanadda Cafimaadka ee Somalidda
«
Reply #1 on:
February 15, 2008, 08:46:11 PM »
Walaal kamaal waa fikrad wanaagsan waana soo dhaweynayaa..
In luqada caafimaadka loo tarjumo somali si ay u sahlanaato wacyi galinta, waana mida aan halkaan ka wadno oo qoraalo badan oo somali ku qoran ayaa jira.
Hadii qoraaladaas la soo aruuriyo kadib qaamuus laga dhigo, inta hartayne la tarjumo waa arin aad u wanaagsan.
Waana filayaa qeyb noocaan oo kale in lagu soo daro webka sida dr.mahdi uu ii sheegay..
Lakin hadii aan ku weydiiyo su'aal gaaban, qofka sidaada oo kale tarjumidda ku shaqeeya, ma wuxuu soo maray ama soo qaatay koorso dhinaca tarjumidda caafimaadka, qaabkeene loo bartaa, qaabkeene loogu shaqeestaa?
Mahadsanid
Waxbaro!
Logged
Your posts reflects your personality, so be Wise and Polite!
Pages: [
1
]
Print
« previous
next »
Jump to:
Please select a destination:
-----------------------------
SD Related Issues
-----------------------------
=> Announcements
=> SD Support and Suggestions
=> Requests & Recommendations
-----------------------------
Medical Student Forums
-----------------------------
=> I want to Study Medicine
=> Fresh Students
=> Basic Medical Science
=> Clinical Rotations
=> Questions, Exams & Study tips
=> Problem-Based Learning Center
=> Internship and Residency
=> Board Exams (USMLE/PLAB/MRCP)
-----------------------------
Other Health Professions
-----------------------------
=> Pre-Dental and Dental
=> Nursing Education Center
=> Lab Students & Lab Technicians
=> Pre-Pharmacy and Pharmacy
=> Radiology & Medical Imaging
=> Other Medical Careers
-----------------------------
Diseases and Conditions
-----------------------------
=> Cudurrada Guud
=> Cudurrada Haweenka
=> Cudurrada Caruurta
=> Cudurrada Qaliinka
=> Cudurrada Maqaarka
=> Cudurrada Indhaha
=> Cudurrada Maskaxda
=> Qaybta Wacyi Galinta
=> Qaybta Su'aalaha
-----------------------------
Medically Related Forums
-----------------------------
=> Health News and Events
=> Islam and Medicine
=> Topics in Healthcare
=> Medical Stories and Jokes
-----------------------------
Finance & Aid
-----------------------------
=> Humanitarian Aid Organizations
=> Scholarships and Opportunities
=> Medical jobs
-----------------------------
General Discussions
-----------------------------
=> Doctor's Hobbies
=> All-Students Forum
=> New Members
=> Feel Free Here
Loading...