Allied Health Professions > Pre-Pharmacy and Pharmacy

Why Somalis Eat Drugs Like Candy?!

<< < (2/2)

Warsame:
waad mahad santihiin dhamaantiin saxiibayaal:
dhibaatooyinka aad meesha ku xusteen dhamaaan waa wax haysta bulshadeena.
marmarka qaarkoodna waxaan qiyaasin in farmashiistayaasha qaarkood ineysan aqoon aasaasi ah u lahayn daawada ay gadaayaan.
isla markaana ay u bilaabeen daawo gadida sidii ganac,sharci xadidayana saad soo sheeegteen maleh.
marka maxayba ka waaniyaan dad ka waxyeelooyinka daawooyin key ii bin? hadi in badan oo ka mida laftigoodii aqoon.
umadu waxay u baahantahay wax ka wacyi galiya waxyeelooyinka daawooyinka.
mahadsanidin

Dr abdullahi:
Asc waad mahadsantihiin asxaabta qiimaha iyo qaayaha mudanba markaan ka hadlayno dhibaatooyinka ugu wayn ee umadda la kulanto waxaa weeye waa dhowr qodob oo u baahan in si wadajir ah looga shaqeeyo waa :1)bulshada oo aan la siin waxaa la yiraahdo health education taas oo keenta in ay marka qofka xanuun isku arko halkii uu u tagi lahaa dhakhtar uu ka door bido qof farmasi fadhiyo kaas oo aan u lahayn aqoontii pharmacology taas oo uu qofkii uu horseedi karo adverse effect ama dhibaato ka daran tan u isleeyahay ka daawee.
2)awareness ama wacyigelin kufilan la siin laguna mashquulo waxyaabo ka baxsan ka wacyigelinta bulshada.
3)iyadoo oo kuwa ka iibinayo aysan umadda uga dhigin dhibkeeda iyo fa'idadeeda taas oo keenta misleading ama marin habaabin ku dhaca qofkii xanuusanayey.
xalku waxaa uu noqon karaa sida soo socoto:
1) political leadership 2)socio- cultural factor 3)biological research 4)health education and awareness.

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version