Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal (Cagaarshaw)

<< < (2/2)

SomaliDoc:

--- Quote from: Ahmed333 on May 17, 2008, 03:45:27 AM ---WALAALAYAAL WAAD MAHADSANTIIN SIDA AAD IIGU SOO JAWAABTEEN WALAAL SU AAL KALE AYAAN QABAA TAASOO AHA WAXA LAYGA HELAY CAGAARSHAW B MARKAA WAX LAYGU YIDHI (ALPHA FETOPROTIN) DHIIGAAGA KU JIRAA AAD IYO AAD BUU U YAR YAHAY WAKHTIGII LAY BAADHAYNA WAXA UU AHAA 2006.08 14 MAR KALE AYAAN LAY BAADHAY 2008 03 10 MARKAA WAXAY I YIDHAHDEEN DHAKHAAATIIRTII, AAD BUU U YARTAHAY ALPHA DA DHIIGA KU JIRTAA, MARKAA KHATAR INTEE LEEG BAAN UGU JIRAA INUU IGU DHACO CUDURKAA KANSARKA BEERKA WALAW AY DADAYDU TAHAY 23 JIR, SE MA U BAAHANAHAY WAX DAWAA WAX XANUUNA IMAHAYO MARKAA DHAKHATIIRTII WAXAY YIDHAAHDEEN DAWO U MA BAAHNIAD ANA  KUMAAN QANCIN FIKIRKAA OO WAAYO BEER KAYAGA LAMA SAWIRIN. JAWAB WACAN OO DAGDAGA WAAD MAHDSANTIIN WALAALYAAL. ??? ???

--- End quote ---

Waa arin aad u fiican baaritaanka aad isku kontoroolaysid, waxaana kugu talin lahaa in baaritaankaa aad wado insha'lah wax dhib ahne arki maysid, mideeda kale daawada kuuma fiicna sida aan kor kuugu sheegayba, wax baahi aad u qabtane hada ma jiraan.
Baaritaankaga ugu dambeeyane helis inaad ugu jirto kansar ma uusan sheegin.

Mahadsanid

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version