Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Shuruudaha Su'aal Waydiinta

(1/2) > >>

Admin:
Salaan Ka Dib, dhamaan xubanaha doonaya in ay halkaan ka soo gudbiyaan su'aalahooda waa in ay la socdaan shuruudaan hoos ku qoran:
1- Su'aashaada inta aadan soo gudbin la soco in aan laga jawaabin ama aan laga hadlin hada ka hor. (Halkaan Riix)
2- Su'aashaada waa in ay ahaato mid aqoon kororsi iyo la talin ku saabsan.
3- Su'aashaada waxaa looga jawaabayaa 4 ilaa 7 maalmood gudahoood.
4- Haddii aad dooneyso in laguu qoro daawo, la xiriir dhakhtarkaaga.

Faraax123:
Laakin sidee su'aasha loo weydiyaa Doctors-ka

Admin:
Si aad su'aal u soo weydiisid takhtarka, waa in aad magac ku leedahay boggaan, haddii aadan ku lahayn halkaan riix si aad magac uga furatid: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=register

Laakiin, haddii aad magac ku leedahay, halkaan ku soo gudbi su'aashaada: http://somalidoc.com/smf/index.php?action=post;board=31.0

Hadii aad fahmi wayso tallaabooyaan kore, qoraalkaan akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=40.0

Haddii ay weli kugu adag tahay isticmaalka boggaan, naga la soo xiriir emailkaan: help@somalidoc.com

Shenamic:
Everyone should read these rules for they are very helpful!

CAYDA:
SIDEE SU AAL U WEEYDIIYAA DOCTORKA

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version