Administration Panel > SD Support and Suggestions

help us to improve it more

(1/3) > >>

Dr.Salwa:
how can we  we improve of this great site and everyperson can participate it to make prefect site that every student can enjoy it.
 this is may suggestion and i hope everybody will say his/her opnion because we all are student  and it is better to share the ideas
i think this time everyone is free and the exams were finished, no one has excuse any more.
so please let start our activities, and i think it is not important to write what we want to say in english  , i see we can write it in somali , english , arabic , write it the language that you can see it is easier for you  and you can express what  you want , so  never hesitate, i think there are alot of student that have many ideas .
the topics that releated the medical it is ok to write in english , even the medical i think all what we need is the  medical term not more but also it is fine to write it in english but when i am saying  i mean or  i want  to see alot of student to participate  and do many things and alot  of activity.

 that is my idea so say what you think or what you see it is better for this site, so waiting alot of  words from you  and share us  your dream and say what is your future vision for this site, salam.

Admin:
Thanks Salwa for you suggestions
Waxaana aad ugu faraxsanahay fikrada aad soo jeedisay webka qofkii raba inuu wax ku qorana qasab maahan inuu english kaliya yaqaano oo luqaduu rabo ayuu ku qori karaa tan kale dib u habeyn buuxda ayaa lagu sameynayaa webka gabi ahaantiisa sidaa darteed waxaan aad u jeclaan lahaa in qof walbo ra'yigiisa ka dhiiibto sida loo hor marin karo ama wax fiican loogu siyaadin karo webka wixii aan loo baahneyne looga tirtiri karo si qof walba uu uga faaideysto una faaideeyo walaalihiisa
Jawaabihiina ku saabsan arintaan aad ayaan u sugayaa inta shaqada aan laguda galin
wax walba oo ku saabsan webka gabi ahaantiisa forumkane uu ka mid yahay
Qofkii diyaar u ah ka qeyb qaadasha dib u habeynta webka will be given more responsibilities in the forums
Thanks
Dr.Mahdi

Dr.Salwa:
 thanks Dr.mahdi ,  you were very active when you start this site but after that i dont know what happened you stopped
maybe you were busy or something like that, anyway i think we are all with you with any change or any improve for this site
because we want to see our site to become prefect insha allah, so go ahead , i hope other student will say their idea too and their
suggestion , so good luck , salam.

Dr.salwa.

Dr.Hersi:
heloo all ,  waaad salaman tihiin  meelkasta oo aad joogtaan,
marka hore waxaan mahad balaran usoo jeedin dr mahdi oo isku hawlay inuu inoo sameeyo webkan, iskuna xiro ardayda cafimadka dhigata meelkasta oo ay jogan,  waan arin loo bahan yahay ,  mar labad thanks dr  mahdi ,
  waxaan jeclaaan lahaa sid dr sawla sheegayba inaaan ka shaqayno horumarinta ay active garaynta webkan, waxaaan oron lahaa webkan ha noqdo mid aan figradaha iyo aqoonta ku kula wadaarsano ,
 
hadaba waxan soo jedin mawaadiic  hala keeno laga munaqashoodo (discussion) cases, problems, iyo waxii cusub si aaan aqoonteena kor ugu qaadno,   waxaa kale oo door bidi lahaa inaaan topicsyada ku badan wadanka somalia sida tropical medicine, iyo  waxi la mid ah aaan ka falanqono iyo sidii figrad ahaan wax looga qaban karo , ama somalia guud ahaanba see caafimaadkeeda lagu horumarin karaa,  waayo waxa uu sugayo wa inaga waayo qurbaha waxaan u joogno waxay tahay sidii aaan wadankeena wax uga qaban lahayn, (figradayda )
thanks
dr hersi - khartoum IUA 5th year ,

Dr.Mohamed:
waa idin salaamay dhamaantiin walaalayaal,waxaan rabaa inaan halkaan Dr.mahdi hanbalyo ka iraah forum kaa quruxda badan  aad samayay, inkastoo aad hanbalyada aan  kaa  badinay  hadana runtii waad istaahishaa oo hool weyn oo sifiican loogu baahnaa baad qabatay.
teeda kale walaal Dr.mahdi maxay tahay dib uhabaynta lagu sameenaayo?! bal walaal tusaala yar  iga sii adiga oo mahadsan.
aniga rayi ahaanteeda waxaan isleeyahay forum ku sidaan ayuuba tamaam ku yahay, hadaan kaftamo aniga masuuliyada waanba ka cabsadaa sidaas ay tahay wax walba oo forumka lagu hormarinaayo run ahaantii diyaar baan u ahay inaan ka qeyb qaato insha allah, waxaan rajaynayaa in other members ka kalena ay ra yigooda ka dhiibtaan,
mahadsanidin.

Navigation

[0] Message Index

[#] Next page

Go to full version