Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal (Isku-Kaadinta)

(1/1)

magan:
walaalayaal waad mahadsan tihiin walaalayaal hadaan suaashayda idin waydiiyo
ku yar oo aanu walaalo nahay oo 11 jir ayaaa isku kaadiya habeenkii markaa maxaa ugu haboon ee lagu samayn kara?

SomaliDoc:
Waxaan filayaa in qoraalkaan aad kaga bogan doontid wixii ku saabsan su'aashaada http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=447.0
Hadii aad qabtid su'aalo ka baxsan qoraalkan fadlan halkaan ka weydii.
SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version