Administration Panel > SD Support and Suggestions

Suggestion: Luqadda Afsoomaliga

(1/1)

Maskax:
Asalamu Alaykum
Waxaan halkan ugu mahad naqayaa dhamaan cidii suurto gelisay Website kan amar degalkan aadka u qiimaha badan.
Waxaa kale oo aan talo ku soo jeedin lahaa in macluumaadka cusub iyo warbixinaha aad ku soo gudbisaan luqada luqada Soomaaliga hadii Allaah Idmo.

Pharmacist:
Maskax macluumaat aad u badan ayaa afsoomali ku qoran ee booqo boggaan
http://somalidoc.com/Country.htm

Navigation

[0] Message Index

Go to full version