Diseases and Conditions > Cudurrada Guud
Yirid (Gingivitis)
Jikaatoos:
Walal hadan su'aasheyda hore kuu faafaahiyo kalarka wuxuu ku sameysmaa ilka qeybtooda hoose gaar ahaan gaybaha gudaha ah meeshooda ma dhaafaan muddo 5 sano ka hor ah Thnks walaal
SomaliDoc:
Ilkaha oo midab yeesha wuu keeni karaa yiridka ama cudurka oo jirado, khaas ahaan meesha iligu uu ka galo ciridka.
Waxaa dhacda marmarka qaar in infekshanka uu istaago oo ciridka caafimaad helo, laakiin midabkii iliga ku samaysmay inuu raago.
Wixii faahfaahin intaa dheer la xiriir dhakthar ilkaha ku takhasusay.
Jaamac123:
Aad iyo aad ayaad umahadsntihin somalidocrs jwb dhamaystiran ayaad igasiiseen su'aalahaygii waxbadan baana iigabaxay jwbtii aad igasiiseen inta aanan lakulmin doctor ilkaha dhiiga wxaan kulasii tacaalikaro majiraan cadayga madaan kucadaydo dhiigu intii waa kabadana yaa ciridkuna waa siiqodmayaa waa uukasii durkayaa meeshii hore maxaan siimayn karaa intanan gaarin doctorka colgate baan iskudayey inaan kucadaydo waa kasii siyaaday
Akhaa Binu Jowhari:
Asc... Doc, adigoo mahadsan baan jaclaan lahaa in fursaddaan kaga faa'ideysto arrimaha la xariiro, Doc waxan arkaa wayahan dad badan siiba Dumarka oo ilkahood wax jirro ah, aysan qabin mise ku xir-xira Katiin ama (chain Tooth) ayagoo leh " ilkaha oo kala duragsan baan isku keenaynaa) sidaa darteeda, Doc, inta uu ku xiranyahay katiinka ilkuhu baan qaar ka dareemay ilkaha oo ka qurmo, kalka awal ka ahayeen kuwa badqaba, hase'ahaatee, Doc kawarn saameenta ay keeni karto ilkaha oo lisku soo dhaweeyo caafimaad ahaan ay ka dhalankarta ayadoo la adeegsanayo Habkas?
Cayuush Omer:
assalamu alikum ... wll maxaa ka mid ah dawooyinka ilkaha u daran?
????? ????
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version