Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Medicine in Somali

(1/1)

Dr Ismail:
walal waan idin salaamayaa walalayaal waxaan ka codsanayaa dhamaan aradada iyo dhakhaatiirta soomaaliya ku baratay  cilmigan medicinka oo filayo inay nooga aqoon badan yihiin ereyada medicin ka oo afsoomali ah inay naga caawiyaan ereyadaas
walalayaal anu waxaan aad uga naxaa inan cuduro badan iyo waxaybo badan oo medicinka khuseeya aanan afkayaga hooyo ku sheegi karin inaan af kale sheego mooye

walalayal waxaa kale oon idinka codsanya haduu jiro qamuus haba yaraade af soomali ah oo ereyadan medicinka qora inaad ii sheegtaan

SomaliDoc:
Qaamuus caafimaad ee afsoomaali ah ayaa diyaarintiisa soo gabagabowday waxaana lagu soo bandhigi doonaa webkaan.

Khadra:
Asc,

Walaal goorma ayaad rageyneysaan qaamuuska caafimaadka in webkaan lagu soo bandhigo doono.


Mahadsanid.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version