Diseases and Conditions > Cudurrada Maskaxda
Isku-buuqa Maskaxda (Mental Distress)
Ladan-cadeey:
asc somalidoctor waxan ku waydin laha su'aal marki aan xanaaqo waxaan isku arkaa madax xanuun aad ah neerfaha wuu i xanuna inta aan xanaaqsanahay marka waxas cudur miya mise waa wax iska caadi ah . su'aashayda kale waxan ahay qof aad u fikirta oo markasta maskaxda iskala hadasho madaba prblem iska jiro marka firikiskaas aad ah wax dhibaato miyu igu reebi karaa ina iga so jawaabtan ayaan idinka codsan lahaa waad mahadsan tihin dhaman
SomaliDoc:
Iska cabir cadaadiska dhiigga marka ugu horeyso, hadduu caadi yahay iska yareey fikirka sida aad ka dhawaajisayne waxa kugu kiciyo waa problems jira.
Iska xalli problemskaas, haddii aadan xallin karin is bar sidii aad ula tacaali lahayd adigoo fakar iyo walwal is galin, haddii aad awoodi waysid la xiriir takhtar ku taqasusay caafimaadka maskaxda isagaa kaa caawin doona insha'llah.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version