Allied Health Professions > Lab Students and Technicians

Relationship between Medical laborotary and General Chemistry?

<< < (2/2)

Anu Smith:
A person knowing biology can work for medical labs but one knowing chemistry can't do so. It is true that both are important but are very different from each other. Aperson knowing chemistry makes so many compound but untill and unless a biologist tests it it can't be useful in Drug discovery. In the same just by knuwing the pathways and processes a biologist can't do anything till cemist makes the structure. So both are related and equally important for drug discovery.

Toldo:

 Medical laboratory waa maadada loo yaqaano shaybaadhka afsoomali ahan , waxayna la xiriirtaa baaritaanada caafimaad ee uu dhakhtarka uga baahdo qofka xanuunsani si uu u hubiyo ama u confirm gareeyo xanunka dhabta ah ee qofkan uu ka cabanayo

qaybaha medical laboratory waxa ka mid ah : Heamatology,Clinical chemistry , clinical Microbiology , Clinical pathology , Histology , cytology, histopathology iyo blood transfuision iyo qaybo kale

General chemistry waa maado ka mid ah maadooyinka scienceka aasaasiga u ah , oo lagu qato secondaryga iyo jamacada qaar , waa curiyayaasha iyo falgalladooda iyo wixi la xiriira

waxa kala duwan General chemistry iyo clinical chemistry oo inta badan la isku khaldo , clinical chemistry wa branch ka  mid ah Medical Laboratory departments ama branchs , wuxuna la xiriira baritanada lagu sameeyo shaqada jirka siday u socota   

sida Lipids, carbohydrates , proteins , enzymes , lipoproteins ,    baaritaanada lagu baarona waxa ka mid ah :-
Liver function tests , lipid profile tests, Glucose , Renal Function tests, urea , creatinine , uric acids iyo wax yaalo kale oo fara badan

Navigation

[0] Message Index

[*] Previous page

Go to full version