General Discussions > New Members

I am new

(1/1)

Dr.abu_mucaad:
assalamu alaikum y'all.

waxaa aad iyo aad ii farxad geliye markaan is lama filaan ah ku arkay webkaan. Aniga waxan ka mid ahaa ardayda wax ka baran jirtay benadir university oo Mogadishu ku taal nasiib daro dalkii waa uu ka sii daray wax barasheyd medical ka aheed waan wadi kari waaye sababo amni daro ah ilaahay waxuu ii saqiray pk in aan wax barasho ka helo lakiin medicine waa ii suurto gali weysay...... waxaan ilaahay ugu baryaa intii sii wadi karto medicine ha wadaa.
wish ya all the best

Admin:
Welcome Abu Mucaad
Walaal waan ka xumahay musiibada ku habsatay wadankeena, iyo sida ay kuu saameysay
Kuna soo dhawaaw halkaan.
Hadii aad waxbarasho sii waday waa ok, Medicine waa la mid qeybaha kale oo waxbarasho wadankeenane u baahanyahay.
Gacmo furan ku soo dhawaw
Regards
Dr.Mahdi

Dr.Noora:
Soo dhawoow Abu mucaad , Insha Allah dalkeena qaaliga ah nabad fiican Allaha siiyo iyo daganaansho kuligeen waana wada sameesay waana ka xunahay taada Insha Allahna qof walba oo niyadiisa kujirto inu waxbarto Allaha u sahlo su kuheli lahaa waxbarashadaas wadankeenana Allaha noo sameeyo :'(

Dr.abu_mucaad:
aad iyo aad baad u mahadsan tihiin ilaahayna ha idin la garab galo wax barashadiina, mideeda kale aniga waxaas wax ii qoran bey aheen qadarta allane waa qasab in aad ku qacando hadii aad tahay muslim qaalis ah. waana ku mahad san tihiin sida walaalnimada ku jirto aad ii soo dhaweyseen jazakumullahu kheyra.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version