Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suáal: Cudurka macaanka galmada ma layskugu gudbiyaa?
(1/1)
Ahmed333:
Waan salamantii bahda somalidoc shaqada fiican ee aad haysaan thanks ayaan idin leeyay
suashaydu waa cudurka macaanka galmada qaawan ama bilaa condomkaa malayskugu gudbiyaa
waad mahdsantiin.
SomaliDoc:
Cudurka Sonkorwga/Macaanka la iskuguma gudbiyo galmada.
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan cudurka macaanka:
Waa maxay kaadi macaan?
Garashada Sonkorowga
Dhibaatooyinka kaadi macaanka
Kaadi macaanka waqtiga uurka
Sonkorowga uurka iyo dhibaatooyinkiisa
Su'aalo iyo Jawaabo: Sonkorow/Kaadi macaan
Wixii su'aalo dheeraad ah, halkaan ka weydii
SomaliDoc
Navigation
[0] Message Index
Go to full version