General Discussions > New Members
waxan ahay pharmasiiste
(1/1)
Cmqalinle:
asalaamu calaykum salaan kadib walaal waxan ahay pharmasiiste ah s/land gar ahaan g/Awdal waxan aad u jeclahay in aan la xidhiidho bahda caafimaadka si aan wax uga faa,iidaysto macluumaad badanna aan u helo marka labaad waxaan halka uga mahad celinayaa dhakhaatiirtan isku xilqaamay in ay wada xidhiidhiyaa bahda caafimaadka meel kasta oo ay joogaan waxa kale oo aan halka ka salaamayaa dhamaan members-ka isticmaala website-kan waad mahadsantihiin
Navigation
[0] Message Index
Go to full version