Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Sanka ayaa dhibaato iga haysataa

(1/1)

Darwiish:
Assalaamu calaykum

salaanta islaamka kadib waxaa dhibaato iga haysaataa sanka waxaa sanka isku xidha qolko gaar ahaan marka aan seexo ayay u badantahay kadib marka aan isku dayo in aan qolfahaas ka nadiifiyo waxaa iga yimaada dhiig badan oo mar marka qaar ay addagtahay in uu istaago, waxaana dhibaatadan qabay in mudo ah dhakhtarka mmarka aan u tago waxa uu leeyahay waxaad ku nadiifisaa biyo milix ah oo lagu gado farnasiiga taasina waxba waa iga tari waysay.

dhibaatada ugu wayn hada waxa weye waa ay kasii daraysaa waxaadna moodaa in dahaadha ama xuubka yar ee kuu dahaadhan sanka in dhaawac uu gaadhay sidaa daraadeed uu dhiiga badani meesha uga imaanayo..

marka waxa xal ah oo ku saabsan arinkaas ma haysaa jazaakumullaah..
wassalaamu calaykum

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Sangororka
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1055.0

Navigation

[0] Message Index

Go to full version