Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa Maxay Prostate Cancer, Daawose ma leeyahay?

(1/1)

Saiid6666:
walaalayaal waad ku mahadsan tihiin howsha aad u haysaan umadda somali
walaal waa maxay prostate cancer maxaa lagu gartaa ,mase la daaweeyn karaa
ma laga bogsoodaa walaal warbixin dhamaystiran iga soo siiya
mahad sanidiin

SomaliDoc:
Qoraalladaan ka baro cudurrada ku dhaca prostate-ka oo uu ka mid yahay "Prostate cancer"

http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=749.0
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0

Mahadsanid
SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version