Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Siigeysashada iyo Caafimaadka?!
Xussen:
Assalaamu calaykum dhamaan bahda webka somalidoc
bacda salaan walaoyaal aad ayaad ugu mahadsantihiin su aasha iyo walaiba jawaabtan haboon
haseyeeshee walaalayaal maxaa lagaga goonkaraa qof bartay siigeesiga?
Qadafi:
sw walayaal bacda salaan waxaan doonayaa in aan idin waydiiyo anigoo ka faa'iidaysanaya fursadan aadka u qaaliga ah qofka caadaystay siigeysiga siddee looga daawayn karaa specially markuu qofku yahay dhanyaro talo iy tusaale fiican ayaan idinka sugayaa
mahadsanid
Ashwaaq:
]W/wasalaam, Salaan kadib waxan u shegayaa dhalinyaadan somaliyeed kuna birinaya figradeyda yartaa
horta waxa barato wa baaska bey tiraahda somalidu, saas ayadoo ah hadii aad rabto in aad iskaga goyso siigada
1 guurso hadii aad awooeo sida ugu dhaqsiyaha badan
tankale ku samee noloshaada isbadal
sida waqtiyadii aad sameen jirtay oo aad seexato
in ad i ka ka aado kubada cagta si aad iskugu mash quuliso
in aad sameeyso camal / shaqo oo aad inta badan waqtigaaga siiso si aad u iloowdo
makaas aad noloshada isbadal gareyso waa macquul in aad iska goyso Sigadaan,
Ogoow siigadu cafimaadkaaga uma wanaagsana thanks all ;D[/color]
Xog-doon:
Assalaamu Caleym.
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin bahda Somalidoc. Aad ayaan ula dhacay howlahiina, qeyr Allaha idin siiyo... Aamin Amiin Amiin.
Waxaan daneynayaa in aan ogaado arrimahan:
1. “Timaha oo daata ama yaraada” - bidaar ama salxo mala dhihi karaa way keeni kartaa siigadu?
2. “Xifdin la’aan” - xifdil la’aantaasi xal maloo heli karaa oo ma ka soo kabsanayaa, hadiiba ay dhacdo in aan iska gooyo siigadu?
3. Gabdhaha saameyn maku leedahay siigadu, sida wiilasha oo kale?
4. (Tusaale ahaan), waxaan ahay wiil mudo ka badan 10 sano ayaana sameynayay arrintan (asbuucii 2/3 jeer) (markii hore waxaan isku arki jiray in aan si degdeg ah u biyo-baxo markii aan sameynayo mudo ka dibse waxaan isku arkay ilaa 10/20 daqiiqo inay iga yimaadan) Marka, ma isla sidii ayay ii saameyneysaa mise...??
Jawaab wanaagsan ayaan idinka rajeynayaa, waadna mahadsan tihiin mar kale. ;D
Abdiman:
A.caleykum w.w.
salaan kadib walaal waxaan qabaa su'aal ah "waxaan ahay nin 38 jir ah waxaan si joogto ah u samayn jiray seegada muddo ku siman ilaa 14 ah oo ka bilaabma qaan gaadhkaygi oo haa 11 jir ilaa 25 jirkaygii oo ah ka hor intii aanan guursan" markaa hadda waxaan dareemaa jilbo xanuun dhabar xanuun, hamada oo marka aan hamoodo halmar wax ka badan aanan samayn karin 24-ka saac sidoo kale biyaha hore iiga yimaada iyada oo aan weli ka imaan xaaska" fadlan maxaa talo ama xal ii haysaan inaan 2 jeer ama ka badan samayn karo galmo 24 ka saac ama ka badan.
Aad ayaad u mahadsantihiin wll iyo su'aal wacan.
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version