Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suáal: Cunto cusbo laáan ma cuni karo?
SomaliDoc:
1- Kowda hore waa inaad hubsato in aad qabto cudurkaan.
2- Jamashada cusbada xiriir wey la leedahay dhiigkarka wayna u darantahay
3- Maadada potasiyamka waa la helaa iyadoo kaniini ah
4- Haddii adiga dhaxal aad ku qaaday haa
Talo: baaritaan dheeraad ah ayaa u baahantahay si loo hubiyo in aad cudurka qabto iyo in kale.
Samawade180s:
asc.w.w ahalan wasahalan aad ayaad ugu mahadsan tahay walaal
Samawade180s:
asc.w.w ahlan wasahlan dhamaan waan salaamaya dhamaan memberada webkaan waxan salaan gaar u diriya dhaman dhaqaatirta webka ..................
su'aal aan wata waxaan jeclaan laha in aad iga jawaabtaan sida ay idin la atahay ....
waxaan isku arkay hargab , hargabkaas haduu 3bil iga maqnaado wuu iga soo laabanaya iska haduu igu dhaco wuxuu i haynaya muddo 3week so waxaan idinka codsanaya in aad i faahfaahisan wax yaabaha lagu daweynkaro iyo siyayaabaha looga hortagi karo ?
wana mahadsantihiin.
SomaliDoc:
Qoraalladaan akhriso:
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2092.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2089.0.html
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version