Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suáal: Maxaa keena qarqaryo saaid ah dididka habeenkii?
(1/1)
Saiid6666:
walaal xaaskayga ayaa waxaa haya dhidid habeenkii iyo qarqaryo badan waxayna ku bilaabatay mudo sideed bilood ka hor ah markii oo ay umushay walaalayaal maxay idinla tahay ?
markii ay dhaqtarka tagtayna waxaa loo sheegay inay infaction aheenin.
waxay dhaheen waxaa tahay low vitimin d waxayna ku dureen cerbad inkastoo ayna isbedel keenin oo ay jilbaha ka barartay wayku laabatay waxayna u soo qoreen kareem layiraa ALGESAL walaalayaal waxaa kale oo lagu arkay lugaheeda oo lafuhu jilbaha hoostooda ay ka dhuudhuubteen ilaa qoobabka maxay idinla tahay walaalayaal iga soo siiya jawaab waafiya qayr alaha idinsiiyee
salaamu calaykum
SomaliDoc:
Salamu Alaikum
Walaal dhidid habeenkii iyo qarqaryo waxaa keeni karo dhowr cudur oo kala duwan.
Waxaa habboonaan laheed in qofkaan laga qaado baaritaanno dhiig si loo ogaado dhibkiisa.
Laakiin anaga halkaan kama sheegi karno anaguu wax ku dhiseyno warbixinta gaaban ee nasiisay.
Talo:
haddii baaritaanno ka dib la ogaaday qofka waxa hayo, fadlan ku laabo dhakhtarka aad la xiriirtay,
Haddii aysan aheyn u tag takhtar kale si baaritaan loogu sameeyo qofkaan.
Waxaad hoos ka akhrisan kartaa dhowr qoraal oo ku saabsan Vitamin D yaraado iyo calaamadihiisa iyo daawada loo isticmaalaba
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2111.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1139.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2132.0.html
Haddii aad qabto suáalo dheeraad ah waad na weydiin kartaa
SomaliDoc
Navigation
[0] Message Index
Go to full version