Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suáal: Waa maxay cudurka (Peripheral Neuropathy)
(1/1)
Saiid6666:
walaalayaal waa idin salaamay asalaamu calaykum
walaalayaal waamaxay cudurkan soomali ahaan maxaase keena
mala daweeynkaraa maxaase lagu daweeyaa walaalaaal iga soo siiya warbixin buuxda
salaamu calaykum
SomaliDoc:
Peripheral neuropathy: Lumitaanka dareenka neerfeyaasha faraha ama gacmaha.
Neuropathy waxaa loo yaqanaa dhaacawa dareemayaasha, waxaana jira noocyo badan oo ah ‘neuropathy’ waxayna ku xiran tahay dareemayaasha uu waxyeelo, dhaawaca ‘Neuropathy’ ayaa ah nooca uugu caansan, waxaanu dhaawacaa dareemayaasha gacmaha iyo cagaha (peripheral neuropathy)
Qoraal dhameestiran oo ku saabsan ayaan soo gelin doonna webka insha'llah.
SomaliDoc
Navigation
[0] Message Index
Go to full version