Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Cudurka Canser-ka malaga hortagi karaa?

(1/1)

Kuluu:
waxaan maqalnay in uu cudurka canser-ka daawo laheyn, marka waxaan idin waydiin meeqo nooc ayuu u kala qeyb samaa cudurka kansarka, dhamaan soomaalida maku dhacaa? Daawo ma leeyahay? cudurka Kansarka malaga hortagi karaa?. 

SomaliDoc:
Kansarka daawo malahan, meelo badan oo jirka ka mid ahne wuu asiibaa, soomaalida wuu ku dhacaa inkastoo ay dhici karto in qeybo ka mid ah uu ku badan yahay, kansarrada qaar ka mid ah waa laga hortagi karaa.

Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan kansarka:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1073.0
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1663.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1862.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=749.0
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1383.0.html
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=418.0
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1617.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version