Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Cabirka ugu wanaagsan ee Miskaha Haweenta Uurka leh

(1/1)

Abdulkadircc:
Sallaan ka dib waxaan jeclaan lahaa inaan faahfaahin dheeri ah ka helo
Cabirka ugu wanaagsan Miskaha Haweenayda uurka leh, waayo waxaa badanaa
dhacda in Haweenay Qalliin lagu sameeyo iyadoo sabab looga dhigaayo,
Miskaheeda oo yar.

                                    Mahadsanidiin

SomaliDoc:
Dhirirka cabirka miskaha waa 12 cm qiyaastii
Ballaca cabirka miskaha waa 1o cm qiyaastii

Ashwaaq:
asc/  su aal ku saabsan  muduucaan,
waxeynatahey sidatan  waa maxay miskaha  fadlan?






MAHADSANIDIIN

SomaliDoc:

Miskaha waa lafta ilmaha ay soo dhex maraan marka hooyadu foolaneyso.
Mar madaxa ayay kala soo baxaan, marna dabada marna dhinaca

Navigation

[0] Message Index

Go to full version