Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Fadlan Su'alahaan iiga jawaaba

(1/1)

Samawade180s:
waan idin saln all memberka iyo mamulka kadib waxan raba ina idin wey diiyo su;alo kooban
1.maxa keena dhididka badan?dhaxal manaqonaya?
2.gacmaha oo laga dhidido maxa keena?waxa dhibata ah miyu keni kara?
3.hilmaamaka maxa keena?daawo ma leeyahye?
4.qosolka faraha badan ma wax dhibata ah buu leeyahye?daawo ma leeyahye?
           mahadsanidiin

SomaliDoc:
Dhididka badan waxaa keeni karo waxyaabo badan sida cudurrada qaar, dhaxalne wuu noqon karaa.
Cudurrada waxaa ka mid ah Qaaxada, Buruseelka iyo cudurro kale.
Kan dhexelka waxaa ka mid ah dadka ka dhidido gacmaha, lugaha, kilkilaha ama sankaba.
Halkaan ka akhriso su'aal ku saabsan dhididka dhaxalka ah
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2320.0.html

Gacmaha laga dhidido wax dhibaato caafimaad uu keeni karo ma jiraan.

Su'aal ku saabsan hilmaamidda halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1983.0.html

Waxaa la aaminsan yahay in qosolku caafimaadka u roon yahay maadaama uu batay "STRESS"
Laakiin weli ma arag dhibaatooyinka caafimaad ee qosolku keeni karo.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version