Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena jidh kulaylka?
(1/1)
Afcas115:
asc walaal bacda salaan waxaan ka cabanayaa jidhkulayl oo ilaa dhawr sano i hayey maxaa keena jidhkulaylka khaasatan sacabada gacmaha oo dadka markaan salaan uu dareemo kulayl qayral caadi ah ii soo jawaaba mahadsanidiin wsc
SomaliDoc:
Keuleelka sacabada/calaacalaha waxa ugu badan oo somalida u keeno waa cudurka gaaska, kaasoo calaamadhiisa ay ka mid yihiin, bogga oo huro, caloosha oo dibirto ama aaryo ku dhex wareegato, daacada oo kugu dhegto iyo laabjeex marmarka qaar, calaamadhaas ma leedahay?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version