Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waqtiga qabowga waxaa i cuncuna sanka?

(1/1)

Ashwaaq:
 A/S/C, Salaan kadib   waxaan rabaa in aad ii sheegtaan  arintaan
waqtiga qaboowga jiro waxaa i cuncuna sanka iyo cunaha iyo inDHAaha
iyo waliba  waqtiyada aan  uriyo busta iyo waxii lamida marka maxaakeena??????????

 MAHADSANIDIIN

Abdulrazzak:
w/salam
Ashwaq waad mahadsan tahay
hadii aan u soo noqdo suashaada waxaan ka  oran lahaa  dhowr arimod

Cuncun , jirka ah

iyo marka aaad buta ama dustiga aad jiido

waxa keena kara   Allergic/xasaasiyad  aad ka qaadi karto

1) mida cimilada

2) Dharka

3) Cunto aad cuntay

 marka intaas aad ogaato ayaa la sheegi karaa waxa sababay   Allergigas ama xasaasiyadas cudurkan  ka daawadas markas ayay fiicantahay 
waa muhiim nooca aad xasaasiyada ka qaaday  inta badan soomalida ma ogaadan nooca,daawada waxa kuugu filan in aad ogato nooca  waxa ugu daran FOOD ALLERGY  cuntada oo laga qado xasaasiyad .


Abdulrazzak:
Daaweynta waxay leedahay dhibaatooyin marka si aad ooga badbaadid bal  tijaabi waxa aad dhibsanayso ...
mahadsanid.
Dr.Abdirizak

Ashwaaq:
A/S/C waad mahadsantahey  Dr.Abdulrazzak  lakiin  ma ahan  cunada aan cuno sidaan filaayo
ee waqtiga qabowga ama aan busyar uriyo ayuu igu kacdaa waliba  waxaa ii daran indhaha iyo sanka iyo cunaha, wali waxaa inta i dheer indhiso aan kala joogsi laheen ilaa xanuunka hindhisadaas aan kadareemo maskaxda oo mar marka qaar waxaan isdhahaa amay maskaxda wax gaaraan, marka  xaalku waa saas

MAHADSANIDIIIIIIIIIN

SomaliDoc:
Calamadaha aad dareemeyso sida uu sheegeyba Abdulrazzak waxaad dareemeysaa xasaasiyad ku aadan qabowga, busta iyo barafuunnada qaar.

Cudurkaaga waa sanboorka nooc ka mid ah waxaana loo yaqaannaa "Allergic Rhinitis".

Navigation

[0] Message Index

Go to full version