Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna?

(1/1)

Nuur12:
waxaad iga jaahil saartaan maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna ama qoorta  oo aad had iyo goor doonto in aad doogto ma tayfoodhba ma xanuun kale

SomaliDoc:
Warbixin dheeraad ah ayaa loo baahanyahay.
Ma jug horaa jirta?
Ma calaamado kale ayaa leedahay sida madax xanuun, matag, qandho?
Ma daliigidda ayaa ku raysataa?
Meeqo ayaa lagu hayay?
???

Nuur12:
5years ayaan mergiyada ka cabanayay  qadho iyo matag iyo madax xanuun  iyo jug midna malihi laakiin waxaa iskay xanuuna ya mergiyada waxaanaan u baahana yaa in aan marka sa duugo

SomaliDoc:
waa murqa xanuun ee halkaan ka akhriso maxaa keena murqo xanuunka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version