Administration Panel > Announcements
Inta Dhimatay Allaha U Naxariisto, Inta Dhaawacantayne Allaha Bogsiiyo
Dr.Hersi:
INAA LILAAHI WA INAA LIHAAHI RAAJICUUN.
alle ha ha u naxariisto intii ku dhimatay musabadii anta ka dhacday mugdisho , inta ku dhaawacantayna alle ha caaafiyo,
,
waa maalin madaw ee somaliya dhakhaatiirteeda u ah,
Dr. Hersi
Dr.Tulip:
اللهم اغفر لجميع موتى المسلمين. اللهم نور على أهل القبور قبورهم. اللهم واغفر للأحياء، ويسر لهم أمورهم. اللهم تب على التائبين، واغفر ذنوب المذنبين، واشفِ مرضانا ومرضى المسلمين، برحمتك يا أرحم الراحمين
انالله وانا اليه راجعووووووووون
Dr.Adnan:
AlLaha u naxariisto dhamaan cidii ku geeriyootay falkaas argagixiso, dadkii ay ka baxeena samir iyo iiman ha ka siiyo.
Waxbaro!:
:'( :'( :'( :'( :'( :'( :'( :'( :'(
Intii dhimatay eebbe ha u danbi dhaafo inta ay ka tageenne sabar iyo iimaan allaha ka siiyo.
aamiin
Toldo:
asc wr wb
anoo ku hadlaya magaca somali oo dhan magaca aqoonyahanada oo dhan magaca dhakhaatiirta oo dhan magaca shaybariistayasha somalia oo dhan magaca ardayda oo dhan magaca proffesoorada oo dhan magaca muslin damiir leh oo dhan , magaca banadir university:
waxan halkan tacsi tiiraanyo leh iyo murugo leh oo xanuuuuuuuuuuuuuun badan leh ugu diraya dhaman muslimiintii ku geeriyotay qaraxii waxshinimada ahaa , ee shalay lagu sameeyay xaflad takharuj dhakhaatiirtii iyo ubiixiii umada somaliyed ee hotel shamow magalada muqdisho
eheladii iyo qarabadii iyo umada somaliyed oo dhan ilahay samir iyo iman ha idin ka siiyo , ilahay ha u naxariisto iyagana , cidii falkan geysatayna waxay doonto ha ahaate xizbigay doonto ha ahaatee intii ka shaqaysay intii wax ka ogeyd intii ka war haysay ialahyow cuquuba dag dag ah ilahayow cuquuba dag dag ah ilahayow cuquubo dag dag ah kusoo rid , mana filayo dad muslimin ah oo damiir islaamnimo ku jirto inay ka dambeysay arintan oo aan filayo inay cadawga musliminta ay ka dambeeyeeen
walaaahi inallaaaaaaaaaha laysa biqaafilin cammaaaaaaaaa yacmalu athaalimuuuuuuuuuuuuuuuuuun
Navigation
[0] Message Index
[#] Next page
[*] Previous page
Go to full version