Allied Health Professions > Lab Students and Technicians

Puntland & Somaliland Malaria Quality Control Laboratory Established

(1/1)

Toldo:
asc wr wb

waxan ka shaqeeya Puntland Malaria Quality Control Laboratory , oo la furay Octeber 2009 , halka Somaliland na laga furay  May 2009

waxaa projectigan ama labkan bixiyay Global Fund , oo unicef ay ka tahay primary Reciepient , halka CCM-italy (Commitato Collabrizione Medica ) NGO   , uu ka yahay Subrecipient  ...

Labada lab waxa loogu tala galay oo shaqadooda tahay To Quality Control Malarial slides , kuwaso lagu baaro isbitaalada iyo MCH yada Puntland iyo somaliland oo dhan

Recheking ayaan ku samaynaa slideska ay baareen both positive and negative slides , wana hormar wayn oo faaiido u leh dadka ,

waxa logu tala galay accurate Microscopy results in laga helo Labs kaan la furay , la training gareeyo all Lab staffs , to teach and educate and train all laboratory Staffs

somaliland lab is functioning since may 09 and puntland Lab is going to function on this December -09..



Said Abdulkadir Mohamud
Medical Technologist
Garowe - Somalia

Navigation

[0] Message Index

Go to full version