Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Suáal: Waa maxay hargab iyo kaneeco iswata?
(1/1)
Boding:
mudanayaal waan idin salaamyaa dhamaan bahda somali doc
salaan kadib walayaal waxan halkan layaabanahay oo aan doonayaa in layga jawaabo su aashan ah
waa maxay hargabka iyo kaneeco wada socda oo waliba aan kaa baxayn mudo dheer?
jama Ali mohamed somalidoc Buhodle
SomaliDoc:
Qof cudurka malaariyada haya oo laga baaray miyaa ula jeedaa mise hargab iyo qandho isla socda ayaa ka wadaa?
Navigation
[0] Message Index
Go to full version