Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Gynecology?
(1/1)
MAHAD CADDE:
As/c
Walaalow Anigoo caafimaad qaba keliya dhabar xanuun isku arkay lugta midigta ahna ay ikala baxdo xiliyada uurka ayaan dhaqtar u tagey waxay i tiri waa infection waa lagu gubayaa gubniinka wixii ka danbeeyay waxaan isku arkay caabuq iyadoo xanuunki sidiisa uu u jiro waxaana u maleeyay Fungus inu jiro waayo calaamadahiisa ayaan arkaa maxaad igula talin lahayd dhaqtar ban u tagey wuxuu iso qoray "Ampcilin" iyo saboosto 6 xabo ah la dhaho "Gynax-tri vaginal ovules." caabuq wu jiraa oo biyo ama dhecaan ba iska socda hadeyba tahay Cabeebka ama Funguska xanuunka i hayaa sideen isaga daweyn karaa oo ugu wanaagsan ?
Mahadsanidin
Fartuun Nuur
SomaliDoc:
Waa in aad u tagtaa dhakhtar kale haddii ay noqoto inaad cabeeb qabtidne isagaa daawo kuu qori doona insha'lah.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version