Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara?
(1/1)
Casha:
asalamu alaykum
waad salaamtihin
Maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara?
maxaa keeno gacmaha iyo lugaha oo ku barara yacni markii horay caadi ayee ahaayeen
laakin maxee bilaaben in ee bararaan xanuune weey wataan, marka lugaha lagu fadiisto ayee faraha aad ii xanuunaan,
maxaase lagu daaweeyaa?
waad mahadsantihiin
SomaliDoc:
Bararidda gacmaha iyo lugaha waxaa keeni kara cudurro aad u badan oo halkaan lagu soo koobi karin sidaa darteed waa inaad u tagtaa dhakhtar guud is cudurkaaga aad u fahantid.
Navigation
[0] Message Index
Go to full version