Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Suáal: Xasuus la,aan

(1/1)

Fuaad Muse:
asc magaceyga waa fu,aad muuse aadan. Waxaa in mudo ah xanuunsan aabahey oo laga hayo xaga xusuusta iyo isaga oo aan awoodin inuuu ina kala garta xaga magacyadeena, asagoon aan kala aqoon qofka uu la hadlaayo inuu waalid u yahay ama uu la dhashay hadii uu aqoonsadana qofka uu abtiga u yahay matalan waxuu ugu wacayaa abaayo ama walala  iyo waxii uu bartay quraan iyo maadiba uusan waxba ka heynin waxaana la hayaa mudo dhan 3 sano. waxaan u geynay dhaqaatiir xaga maskaxda ama xusuusta oo jooga wadanka keyn wax sidaas ahna loogama garan walow uu sidii hore dhaamo. marka waxaan idiin weydiinyaa wax aad xanuunkiisa ku qiyaasi laheydeen ama aad ku qiyaasi laheydeen si aan ula tacaalo...
 
Sidaas iyo jawaab wacan
 
Waad mahadsantihii
fu,aad muuse aadan

SomaliDoc:
Halkaan ka faaideyso cudurrada lumiya maskaxda
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=692.0
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2393.0.html

Navigation

[0] Message Index

Go to full version