Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay astaamaha lagu garto qofka maka uu ku yaryahay Vitamin C?

(1/1)

Heeti:
asc salaan kadib :
waa maxey astaamaha lagu garto qofka marka uu ku yaryahay Vitamin C.

SomaliDoc:
Vitaminkani ama "Ascorbic acid" haduu jirku ku yaraado waxay keenan waxa loo yaqaano "Scurvey" oo calaamadahiisa ay ka mid tahay dhiig oo ka yimaada ciridka ama sanka.
Marka bukaanka uu ku yaryahay vitaminkani waxa lagula dardaarmayaa inuu cuno khudaarta iyo faakihada sida bagalka, ansalaatada, basasha, barbarooniga iyo yaanyada.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version