Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Madax xanuun, daal iyo kuleel ayaan isku arkay?

(1/1)

Kaamila:
            ASC

dhamaan waxaan salaama dhaqaatirta somaliyed iyo aqristayaasha melkastey joogaan.
waxaana uga mahadcelinaya dhaqatirita somaliyeed  sida wanaagsan ee eynogu soogudbiyeen aqoontooda
Allaah ha idinku anfaco  aqoontina adun iyo aqraba.
inataas kadib dhaqaatiirta su aal ayaan rabay inaan weydiiyo.
maalmaahan xanuun ayaan iska  dareemay igu cusub oo anan hore u arkijirin,
madaxanuun joogtaa, jirkadhan oo idalan, kuleeyl iyo cuntada markaan cuno oo lalabo iyo wareer dareemo,
weli dhaqtar uma tegin wana xanuun igu cusub waxuu igu daran yahay cuntada markan cuno.
marka waxaan jeclaan lahay ineey si dhaqsiya igu sojawabaan dhaqaatirta.
mahadsanidiin dhamaan
Jzkl

SomaliDoc:
Waxaad u baahantahay in aad u tagtid dhakhtar si laguu baaro.
Baaritaanka ugu muhiimsan waa in aad iska cabirtaa cadaadiska dhiigga.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version