Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Maxaa keena wadna gariirka?
(1/1)
Nuur12:
scw waad salaamanti hiin dhamaan bahda webkan maxaa keena wadnaha oo ku xanuuna adoo aan wadna xanuun lahayn iyo dhiiglaan midna
SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraallo ku saabsan wadna xanuunka iyo gariirka labadaba.
Wadne Xanuun: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=668.0
Wadne Gariir: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1423.0.html
Wadne Qabad: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=685.0
Hawlgabka Wadnaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=520.0
Hadii aad qabto su'aalo dheeraad ah waad na weydiin kartaa
SomaliDoc
Badriya:
asc dogtor wad mahadsnatahay talada ad i siisey wna tagi doona dhakhtar inshalaah walala waxa an rabaa in an wax ka ogaado cudurka caastarigu waa maxya se maxaa keena se maxaa lagu daweeya se sen ula tacali karaa wa bilaahi towfiiiq
Navigation
[0] Message Index
Go to full version