Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su,aal Maxaa la gu daaweenkaraa Suuska Ilka KU dhacay ??????

(1/1)

Jaabirr:
Asalaamu caleekum

wallayaaal waan idins alaamay salaankadib
waxaan rabaa ina  aan su.aal halka aka soo jeediyo  hadoo ale idmo


su,aashaa

waxaa weeye cudurka ku dhacay ilakaha loo ya qaano suus ama

goosa oo ma doowaada

dr yaal maxaa la gu daa weenkaraa

maxaa keena goosa madoowaadka ama suusuka oo ku dhacay

maxaa se looga hortagi karaa

waad kumadahsantihiiiin
dhakhaatiirta wanaagsan oo  joga webka


thank

SomaliDoc:
Halkaan ka akhriso qoraal looga hadlayo suuska iyo bololka ilkaha
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=589.0
Hadii  aad qabto su'aalo kale waad na weydiin kartaa
SomaliDoc

Navigation

[0] Message Index

Go to full version