Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha

Su'aal: Waa maxay cudurka loo yaqaan (heart murmur)?

(1/1)

Saiid6666:
                                                               SCWW
walaalayaal salaan kadib waa maxay cudurkan af somali maxaa keena mala daweyn karaa iga soo siiya warbixin full ah
mahadsanidiin

SomaliDoc:
Heart murmur maahan cudur ee waa shanqar laga dhageesto wadnaha markuu jiranyahay.
Waxaa shanqartaan lagu maqlaa qalabka wadnaha lagu dhageesto markii wadnahu uu beerdaraynayo tuuridda dhiigga (Incompitence) ama dhiigga lagu cadaadiyo haniye cariirie ah (Stenosis).
Waxaa kaloo shanqartaan la maqli karaa haduu wadnaha qaab dhismeedkiisu ay wax ka qaldanyihiin in wadnaha uu isku duleelo oo kale.

Cudurrada lagu garto shanqartaan daawentoodu waxay u badanyihiin qalliin.

Navigation

[0] Message Index

Go to full version