Diseases and Conditions > Qaybta Su'aalaha
Su'aal: Jilib Xanuun?
SomaliDoc:
--- Quote from: Libaan on May 27, 2010, 02:47:52 AM ---orthoglobe
for treatment of Osteiarthritis
eache capsule contains:
Glucosamine sulphate 500 mg
Ginkgo biloba leaf extract 50 mg
--- End quote ---
Waa laba daawo oo kala duwan.
Glucosamine waa daawo loogu talagalay kalagoysyada inay dib u koriso carjawda dhaawacantay.
Glinkgo biloba waa daawo dhireed loo isticmaalo in xididada ay sare u qaado qulqulka dhiigga iyo in ay xoojiso xasuusta iyo shaqada maskaxda.
Labada daawaba haddii sidii takhtarka u qoray loo isticmaalo wax dhib ah uma keento beerka.
SomaliDoc:
--- Quote from: Raaliyo on May 29, 2010, 02:45:01 PM ---
S/C dhaman bahweynta somali doctor bacda salaan walaal somali doctor waxaa ila gudboonatay inana kuu soo bandhigo arintii jilib xanuunka i hayey iyo meeshii uu ku danbeyey ileen xaalada waad la socotay wax walbana marki la bilaabo waa inu uu dhmaad leeyahay gunaanadii hadalka MRI Scan waa soo noqday waxay dhaheen dhaqatrada jilibka waxaa kaa gaaray waxay isoo sheegeen sadexdaan qodob oo soo socda;
1 Asuspect fine horizontal oblique tear in the posterior horn of the medial meniscus extending to the surface.
2 degenerative change in the patellofemoral join with grade IV cartilage change in the Pattella and trochlea.
3 Minor sprain of the MCL nad minor degree of prepateller bursitis.
and also small Baker's Cyst noted. markaa dr somali kolay waad fahmaysaa waxaan kaa rabaa talo ah wixii aan ka yeeli lahaa arintaan inakastoo la ii balamiyey specialist orthopedic weega soo socda inshalaah bana la balansanahay waxaa kaa rabaa ii soo cadee walalaa wixii advice ah waadna mahadsan tahay inshalaah wiixi talo markaad isiiso topikan halkaas baan ku xiraynaa inshalaah
ma
markaa
--- End quote ---
Howshaada meel fiican ayay maraysaa,
Afarta shay oo lagaaga shakiyay waa wax suuragal ah laakiin takhtarka lafaha ayaa kuu kala sooci doona.
mideeda kale maadaama aad heysatay fursad qaali ah wixii su'aalo aad qabtid weydii takhtarka kuu balansan.
Mahadsandi
Libaan:
SomaliDoc aad baad u mahadsantihiin sida wanaagsan aad igu soo jawaabteen
allah subxanahu watacaala waxaan idinka baryayaa in uu ajar iyo xasanaad idinka siiyo
dadaalkiina aad bulshada somaliyeed u heeysaan marlabadna wad mahadsan tihin.
Navigation
[0] Message Index
[*] Previous page
Go to full version